Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.
Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)
Burburka qoyska - (Soomaali)
Asbaabaha keena burburka qoyska, iyo sida la iskaga ilaalin karo.
Xagaajinta guryaha - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.
Axaadiis ka hadlaya shacbaan - (Soomaali)
fadliga bisha shacbaan iyo axaadiista ku soo aroortay nabiga sallalahu calayhi wasalam
Sharaxa Kitaabka Al Adab Al Mufrad - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Al Adab Al Almufrad oo uu alufay Imam Bukhaari, waxa uu ka mid yahay kutubta ugu qiimaha badan baabkan aadaabta, sheekhuna si wanaagsan ayuu ugu sharxayaa Afsoomaali
Ilaahay xifdi ha ku xifdiyee - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa: qofku sida uu u xifdinayo waajibaadka ilaahay, iyo natiijada ka dhalanaysa arintaas. Oo ah in ilaahayna xifdiyo qofkaas
fahamka dacwada - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa fahamka dacwada iyo sifooyinka laga rabo qofka daaciga ah. ahmiyada ay leedahay dacwadu.
Khilaafka iyo xalkiisa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa is khilaafka iyo noocyadiisa, iyo asbaabta keenta is khilaafka iyo sida loo daawaynayo dhibaatooyinka ay keenaan khilaafkaadku.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 006 ] Suuradda Al-Ancaam ( Xoolaha ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Ancaam ( Xoolaha ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 007 ] Suuradda Al-Acraaf ( Taagagga ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Acraaf ( Taagagga ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 008 ] Suuradda Al-Anfaal ( Qaniimooyinka ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Anfaal ( Qaniimooyinka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 009 ] Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda At-Tawbah ( Tawbada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
