Xalaqadani waxa ay ka hadashay qaar ka mid ah dagaaladii ay islaamku qaadeen furashadii maka kadib sida dagaalkii daa’if ee reer thaqiif lagu qaaday, iyo kunoqoshadii Magaalada Madiina
Siirada Nabiga 18 - (Soomaali)
Siirada Nabiga 17 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay qeyb ka mid ah dhacdooyinkii dhacay Furashadii Makkah kadib, sida duulaankii xunayn.
Siirada Nabiga 16 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Furashadii Makkah.
Siirada Nabiga 15 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Mu’tah, iyo jabintii heshiiska Xudaybiyah, iyo khaalid bin waliid oo soo islaamay.
Siirada Nabiga 14 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Dagaalkii kheyrbar iyo qaar ka mid ah dhacdooyinkii ka horeeyay iyo kuwii ka danbeeyay.
Siirada Nabiga 13 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay mowqifkii nabiga NNKH iyo muslimiintu ka qaateen markii ay gaaladii reer qureysh ka hor istaageen in ay soo cumreystaan.
Siirada Nabiga 12 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii godka iyo waxyaabihii dhacay intii dagaalkaas iyo go’ doominta lagu jiray iyo sidoo kale socdaalkii nabiga uu ku aaday dhanka cumrada (Xudaybiya)
Siirada Nabiga 11 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay qeyb ka mid ah dhacdooyinkii badnaa ee dhacay dagaalkii Uxud kadib sida dhacdadii rajiic iyo macuuna, iyo midii been abuurk ahayd (Ifkiga), dagaalkii Al-axzaab
Siirada Nabiga 10 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dagaalkii Uxud.
Siirada Nabiga 09 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Duulaankii Badar.
Siirada Nabiga 08 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay dhismihii dowlada islaamiga ah ee magaalada Madiina al munawara, iyo dhismihii Masjidka nabiga NNKH.
Siirada Nabiga 07 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadalaysaa hijradii Nabiga sc ee madiina uu ku tagay iyo dadkii reer madiina oo si weyn usoo dhaweeyay Rasuulka NNKH.
