×
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda An-Namal ( Quraanjada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.