×
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Cankabuut ( Caadhada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.