lifaaqyo
Akhris maqal ah oo Af-Soomaali ah oo macnaha Qur’aanka Kariimka oo dhan ah, laga bilaabo Suuratul Faatixah ilaa Suuratun Naas, waxaana la socda tixraaca Qur’aanka ee qaari Maxamed Ayuub (Alle ha u naxariistee).
